Maamulka G/Banaadir oo bilaabay duminta guryo si sharci daro ah loogu darsaday jidadka (Sawirro)

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta oo Jimco ah burburiyay dhismo sharci darro ah oo laga dhex dhisay mid ka mid ah wadooyinka ku yaalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobalka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa shacabka Magaalada Muqdisho ugu digay in ay dhistaan dhulalka danta guud ee ku … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo bilaabay duminta guryo si sharci daro ah loogu darsaday jidadka (Sawirro)